HAWEEN HOGAAMIYO

Haweenka isku filaaanshaha naftoodu gaarto iskuna kalsooni waxa ay u xoojiyaan beeshayada siyaabo kala duwan. Waa khibredlayaal mutacalimiin ah, shaqaale iyo bixiyeyaal daryeel, hooyooyin, tabarucaayaal, taakuleeyeyaal wax tara dadka kale.

Isuroon waxa ay bixisaa tababaro hogaaminta ku saabsan oo aqoonsada awooda iyo adkaysiga haweenka Soomaalida ah kuwaasoo horey uga soo talaabsaday dhibtaayin badan oo horey u soo maray iyaga. Mashaariicdayada ku lug lahaansha bulshada rayidka ah iyo kuwa hogaamintu waa ay is kaabaan. Hogaaminta waxaa ka mid mawduucyada:

  • Horuminta xirfadaha Hogaaminta
  • Abaabulida bulshada
  • Gabdhaha, xirfadaha wada xiriirka oo ay ku jiraan baraha bulshada iyo maxfal ka hadalka.

Na soo wac si aad uga qayb gasho mashaariicda ku saabsan hogaaminta: 612-886-2731